Ergadii u dambeesay oo gaartay Dhuusomareeb kadib Shuruud ay la yimaadeen oo la fuliyay

Magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug waxaa gaaray ergadii u dambeesay ee ka qeyb galeysa shirka dib u heshiisiinta beelaha dega deegaanada Galmudug oo maanta la filayo in si rasmi ah u furmo. Guddiga qaban-qaabada shirka dib u heshiisiinta Galmudug, xildhibaanno iyo wasiiru dowlaha wasaaradda arrimaha gudaxa XFS, ayaa Dhuusamareeb kusoo dhoweeyay Ergada degaanka Xeraale … Continue reading Ergadii u dambeesay oo gaartay Dhuusomareeb kadib Shuruud ay la yimaadeen oo la fuliyay